Category: SUAALO IYO JAWAABO

su aal

(s) nin ayaa guursaday naag asigoona ugalmoon ayeey dhashay cunug, mahar malasinayaa hawentaas?

(j) laba qowl ayaa kujirta (a)imaamu maalik iyo imaamu axmed waxey leyyihiin maharkaasu wa mid baadil ah wax kama jiro, maharne malahan waane inlakala geyaa labadaas qofood. (b)qowlk alabaad imaamu shaafioci iyo abuu xaniifa waxey leeyihiin nikaaxu waa sax lkn uma banaano inoow ugalmoodo ilaa ey ka dhasho cunug.,hadow furaayane waxow siinayaa maharka haaf..lkn sida saxda oo loo badan yahay waxaa weeye in guurku  badil yahay , hadey toowbad kento waa laguursanayaah.

su ;aaaal

(s)maxe yihiin wasaa isha ugu kaalmeynaaya qofka muslimkaa inoow badsado daacadka alah?

(j) waxyaabaha qofka muslimkaa ugu kaalmeynaaya inoow badsado daacadka alaah:

1- cabsida alaah iyo in qofku ogaado alaah inoow daalacanayo ficilkiisa iyo qowlkiisa iyo niyadiisa, taas adoow isdareensiiyo adoonka ale waxow ku mashquulayaah daacadka alaah waxowna kategayaah xumaanta waxowna udegdegayaah towbada.

2 -wa inoow badiyah xuska alaah iyo quraan aqriska waayoo waxey jilciyan qalbiga, eeg aayada suratu al racdi 28.

3 -waa inow kafogaado wax yaabaha quluubta qalajiya sida macaasida iyo xaaraan cunida iyoiyo filimada xun oo ladaawado iyohilmaamka xuska alaah aad hilmaamto.

4–hawenka gurigooda iney joogan ayaa wanaagasan ilaa dan xoogan meehe waayoo ragu waa ku fitnoobayaan.

5- in laseexdo habeenki waqti hore waayo markas waxow awoodyaa inoow usoo kaco salaatu layl, malinkine hadow waqti helaayo inoow wax yar seexdo waxey caawisa hurda fudeydka.

6– in laxifdiyo carabka laga xifdiyo xanta isku dirka iyo hadalka beentaa iyo kan xaaramta ah  lagune mashquuliyo dikriga alaah.

———————————–tasaru f  alfowzan.

SOOMKA

ramadan-kariim1281802868


1.S. Bisha ramadaan hadii qeybi iga tagtay oo ay bishii kale iga soo gaadho, ma soomi karayaa bishii dambe soonkeedii caadiga ahaa anigoon tii hore qaleyn?
J. Bisha ramadaan qalaheeda iyo adaheeda farqi baa u dhaxeeya marka la leeyahay al-adaa waa soomka la soomayo markaa ee waqtigiisu joogo, sida kan iminka aanu ku jirno oo kale, qaduhuna waa mid waqtigiisu uu tegay oo la soo qaleynayo labadaa mustalax bay kala leeyihiin oo la isticmaalaa. Read more »